Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo xubno la socday ayaa maanta gaaray magaalada Garawe ee caasimadda Puntland. Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Axmed Karaash ayaa ergayga uga warbixiyay … Continue reading Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)